Nebi Muxammed wuxuu ahaa kii ixtiraama qofka lahadlaya
Nebi Muxammed wuxuu ahaa kii usoo jeedsada qofka lahadlaya ilaa uu kamoodo inuu isag dadka ugu jecelyahay
Nebi Muxammed wuxuu ahaa kii u dhoola cadeeya qofka lahadlaya
Nebi Muxammed wuxuu ahaa kii u dhoola cadeeya qofka lahadlaya waligiina aan sii hordayn isagu qof gacan qaaday
Nebi Muxammed wuxuu ahaa mid caadil’ah oo qofkasta xaqiisa siiya
Nebi Muxammed wuxuu ahaa mid caadil’ah oo qofkasta xaqiisa siiya
Xigasho :: qoraalada sawirka :: khadijahome.com
Xigasho :: qoraalada sawirka :: khadijahome.com
Nebi Muxammed wuxuu ahaa mid maradiisana gacantiisa ku tosha
Nebi Muxammed wuxuu ahaa mid kabihiisa samaysta maradiisana gacantiisa ku tosha
Xigasho :: Khadijahome.com
Xigasho :: Khadijahome.com
Nebi Muxammed wuxuu u gargaari jirey reerkiisa hawlahoodana u qaban jirey
Muxammed wuxuu ahaa mid reerkiisa ugargaara oo u adeega hawalahoodana u qabta
Xigasho :: khadijahome.com
Muxammed Mucjisooyinkiisu way joogaysaa intay cirarka iyo dhulku joogaan
Muxammed Mucjisooyinkiisu way joogaysaa waligeed maadama “ inta ay “ cirarka iyo dhulku joogaan
xigasho :: khadijahome.com
xigasho :: khadijahome.com
Subscribe to:
Posts
(
Atom
)
No comments :
Post a Comment